+ (252) 61 - 705 - 1059 info@filsansomalia.com

Maize

$1.50

/Kg  (Treated Seed = $2 )

SEEDING RATE
GERMINATION RATE 95-99%
16-20 KG/HA
PURITY 99%

Dhul-diyaarin
Ku carra geddi dhulka digsiga cagafta ama yaambo. Adeegso
Eerbish ama yaambo si loo jajabiyoburarkacarrada kana dhig
mid furfuran.
Abuuridda
U abuur saf-saf adigoo isku jirsiinaayo 0.75m iyo 0.30m
lumanka dhexdooda si aad u hesho 44,432geed/awal
hektarkiiba (2777awal/Jibaal). Isticmaal 16 ilaa 20kg oo abuur
hektarkiiba (1-1.25kg awal/Jibaal). Mudada soo biqlida waa 5 maalmood.

Additional information

Weight 1 kg
Maize / Galley

Untreated $1.5/1Kg