Onion
$70.00
/Kg
Grantee quality with germination percentage over 90% and purity up to 99%
Certified vegetable seeds processed and packaged in Somalia.
Out of stock
Abuurka basasha in lagu guulaysto waxa ay ku xiran tahay arrimo fara badan oo ay ka mid tahay cimilada loo baahan yahay, diyaarin-ta dhulka, abuurka iyo isku talaalidda iyo kuwa kale oo la mid ah.
Si silsiladdan wax ku oolka ah waxtarkeeda loo wayneeyo, habka beerashada waa in loo adeegsado aqoonta iyo aaladaha ku hab-boon. SATG/Filasn ayaa diyaarisay hababka soo socda ee beerista habboon ee kobcinta basasha.
Heerkulka:
Heerkulka ugu habboon oo ay basasha ku baxdo waa inta u dhaxeysa 13 ilaa 25 °C . Haddii jawiga qabow yahay xilliga hore ee korriinshaha ama bixitaanka basasha, kana dambeeyo heerkul diirran oo ku soo aada waqtiga bislaanshaha waxa dhasha basal buruq tayo sare leh.