+ (252) 61 - 705 - 1059 info@filsansomalia.com

Swiss chard

$35.00

/Kg

SEEDING RATE: 
GERMINATION RATE 95-99%
PURITY 99%

Out of stock

Heerkulka

Qaraha wuxuu aad ugu nugul yahay heerkullada aadka u qabow ama u kulul. Heerkulka ugu habboon oo uu ku baxo waa inta u dhaxeysa 18 - 35°C.

Heerkullada 35 °C ka sarreeya ama 18 °C ka hooseeya waxay keenaan korrinsho liidata ama bislaansho gaabisa ama daahda.

Ban-dhig

Dalaggan waa mid u baahan in toos loogu bandhigo iftiinka qorraxda. Kobociisa ugu habboon waa inuu helaa 8-10 saac oo iftiin-qorraxeed toos ah maalintii.

Baahida Ciidda:

Koostada wuxuu si fiican ugu baxaa dhul leh carro isku jir dhexdhexaadka ah taasoo leh biyo-suur fiican iyo heerka pH 6.0 - 6.5.

Additional information

Weight 1 kg
Maize / Galley

Untreated $1.5/1Kg

× Halkaan fariin noogu soo dir