Heerkulka
Qaraha wuxuu aad ugu nugul yahay heerkullada aadka u qabow ama u kulul. Heerkulka ugu habboon oo uu ku baxo waa inta u dhaxeysa 18 - 35°C.
Heerkullada 35 °C ka sarreeya ama 18 °C ka hooseeya waxay keenaan korrinsho liidata ama bislaansho gaabisa ama daahda.
Ban-dhig
Dalaggan waa mid u baahan in toos loogu bandhigo iftiinka qorraxda. Kobociisa ugu habboon waa inuu helaa 8-10 saac oo iftiin-qorraxeed toos ah maalintii.
Baahida Ciidda:
Qaraha wuxuu si fiican ugu baxaa dhul leh carro isku jir dhexdhexaadka ah taasoo leh biyo-suur fiican iyo heerka pH 6.0 - 6.5.
Additional information
Weight | 1 kg |
---|---|
Maize / Galley | Untreated $1.5/1Kg |